Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo Imtixaan Maanta Bilaabaysa

HomeWararka

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo Imtixaan Maanta Bilaabaysa

Kumanaan katirsan ardayda fasalka 12aad ayaa maanta u fariisanaya Imtixaanaadka mideysan ee shahaadiga, kaasoo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada ee

Danjire Michael Keating oo Hambalyo u diray Shacabka Somaliyeed
GAALKACYO: TIRADII UGU BADNAYD EE AL-SHABAAB OO DIL TOOGASHO AH LAGU FULIYEY
Mid Ka Mid Ah Kooxda Nabadiidka Alshabab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka

Kumanaan katirsan ardayda fasalka 12aad ayaa maanta u fariisanaya Imtixaanaadka mideysan ee shahaadiga, kaasoo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Ardayda maanta u fariisinaya imtixaanaadka mideysan ee Dugsiga Sare ayaa loo diyaariyay goobo kala duwan oo ku yaalla magaalada Muqdisho, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay.

Dhanka kalena, waxaa imtixaanka mideysan ee wasaaradda Waxbarashada qaadeyso ayaa ka bilaabanaya qaar ka mid ah gobolada dalka ee Soomaaliya Sida Galmudug , Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Hirshabeelle.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: