Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo Imtixaan Maanta Bilaabaysa

Kumanaan katirsan ardayda fasalka 12aad ayaa maanta u fariisanaya Imtixaanaadka mideysan ee shahaadiga, kaasoo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Ardayda maanta u fariisinaya imtixaanaadka mideysan ee Dugsiga Sare ayaa loo diyaariyay goobo kala duwan oo ku yaalla magaalada Muqdisho, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay.

Dhanka kalena, waxaa imtixaanka mideysan ee wasaaradda Waxbarashada qaadeyso ayaa ka bilaabanaya qaar ka mid ah gobolada dalka ee Soomaaliya Sida Galmudug , Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Hirshabeelle.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo Imtixaan Maanta Bilaabaysa”

  1. guul ardayda allah ha ufududeeyo

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com