Ciidamada Nabad Sugidda Puntland oo Gurmad Gaarsiiyey Taleex (sawirro)

Ciidamada Nabad Sugidda Puntland oo Gurmad Gaarsiiyey Taleex (sawirro)

Degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa waxaa gurmad isugu jirey bur,bariis, sonkor, saliid, caano, timir, biyo iyo daawooyin caafimaad oo kala duwan gaarsiiyey ciidanka nabad sugidda Puntland ee PSF.

SAWIRRO

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 5
  • abdirisaq axmed 7 years ago

    waa horumar sy gaareen in ay bulshsda reer puntland in ay ka qeyb qaataan taa kulada dadka dhiban ciidamadu waa ku u heelsn jiritaanka putland

  • magaceygu waa c/risaq axmed
    tel:7727804
    ciidamada nabad sugida puntland waa kuwa ka oo hiyah cadowga puntland waana kuwa caawiya bulshada dhiban ee reer puntland meeshaa kasii wada howsha aad noo haysaan

  • maxamed sulub 7 years ago

    mansha alaah ciidamada puntland oo looga barty waxqabad fiican halkaas kasiii wada wax qabad kiina guul guul

  • Maxamuud yare 7 years ago

    Waa arin wanagsan oo lagu farxo masha allah

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com