Wasaaradda Haweenka Puntland oo daahfurtay Qorshe Siyaasadeedka Waxqabadka Caruurta (dhegayso)

HomeWararka

Wasaaradda Haweenka Puntland oo daahfurtay Qorshe Siyaasadeedka Waxqabadka Caruurta (dhegayso)

Wasaaradda Haweenka Puntland ayaa daah furtay Qorshe Siyaasadeedka Waxqabadka Caruurta Puntland kaasi oo xukuumaddu dhawaanb meel marisay. Kulanka qorshahaas lagu soo bandhigayeey waxaa goobjoog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Puntland iyo qaar kamid ah Hay’addaha u dooda Caruurta. Axmed Sheekeeye ayaa faah faahinaya Warbixintaasi. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c1a5cca0a01004a61cb48e8/Wasaaradda+Haweenka+iyo+Arrimaha+Qoyska+Puntland+oo+Daah+furtay+Qorshe+Siyaasadeedka+Waxqabadka+Caruurta+Puntland+by+Sheekeeye+.mp3

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dhismaha dekadda Hobyo (Daawo)
Muqdisho: Maxaa looga hadlay kulanki maanta ee Barlamaanka Soomaaliya?
Golaha xukuumadda ee Jubalanad oo ka shiray arimaha bixinta dhulka (sawiro)

Wasaaradda Haweenka Puntland ayaa daah furtay Qorshe Siyaasadeedka Waxqabadka Caruurta Puntland kaasi oo xukuumaddu dhawaanb meel marisay.

Kulanka qorshahaas lagu soo bandhigayeey waxaa goobjoog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Puntland iyo qaar kamid ah Hay’addaha u dooda Caruurta.

Axmed Sheekeeye ayaa faah faahinaya Warbixintaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: