Wasaaradda Haweenka Puntland oo daahfurtay Qorshe Siyaasadeedka Waxqabadka Caruurta (dhegayso)

Wasaaradda Haweenka Puntland oo daahfurtay Qorshe Siyaasadeedka Waxqabadka Caruurta (dhegayso)

Wasaaradda Haweenka Puntland ayaa daah furtay Qorshe Siyaasadeedka Waxqabadka Caruurta Puntland kaasi oo xukuumaddu dhawaanb meel marisay.

Kulanka qorshahaas lagu soo bandhigayeey waxaa goobjoog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Puntland iyo qaar kamid ah Hay’addaha u dooda Caruurta.

Axmed Sheekeeye ayaa faah faahinaya Warbixintaasi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com