Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dhismaha dekadda Hobyo (Daawo)

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dhismaha dekadda Hobyo (Daawo)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (qoorqoor) oo Gaalkacyo kula kulmay ururada haweenka Galmudug ayaa ka hadlay dhismaha dekadda Hobyo iyo maamul ahaan waxaa uga qorsheysan,isago sheegay in ay isku tashi ku dhisi donaan haday gacan ka wayaan Hay’aado iyo dalal kale.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com