Wasaaradda degaanka Puntland oo go’aano dhowr ah soo saartay (dhegayso)

Wasaaradda degaanka Puntland oo go’aano dhowr ah soo saartay (dhegayso)

Iyadoo dhawaan wasiirka wasaarada Deegaanka Beeraha iyo Isbedelka Cimilada uu gobolka Mudug ku tagay Socdaal uu ugu kuur galayo Xaalada Deegaanka Beeraha iyo Duurjoogta ayaa kadib laga soo saaray go,aano lagu ilaalinayo Deegaanka iyo Duurjoogta.

Isuduwaha wasaarada Deegaanka ee gobolka Mudug Siciid Maxamed Axmed ayaa sheegay kormeerkii wafdiga wasaarada kadib inay soo baxday Dhibaato badan oo lagu hayo Deegaanka iyo duurjoogta wasaaraduna ay go,aano kasoo saartay.

Wariye Cabdikhayr Maxamed Jaamac ayuu arimahan uga waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com