Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Ka Hadashay Dib U Celinta Dadkii Ku Soo Hayaamay Puntland (dhegayso)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Ka Hadashay Dib U Celinta Dadkii Ku Soo Hayaamay Puntland (dhegayso)

Dawladda Puntland oo kaashaneyso Hay’adaha ka hawlgala Puntland ayaa dhawaantaanba waday dib-u-celinta dadkii  abaarta SIMA ee u hayaamay bariga Puntland. Dawladda aya guddi heer wasiir ah u saartay dib-u-celintooda.
Hadab waxaa Guddiga kamid ahaa Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Cabdulaahi Xaashi Qoobdeero, wuxuna Radio Daljir uga waramay halka ay marinayaan hawlihii loo igmaday.
Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com