Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Afhayeen Cusub Loo Magacaabay

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Afhayeen Cusub Loo Magacaabay

Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay afhayeen cusub oo wasaaradiisa yeelato.

Wasiirka ayaa xilka ka qaaday afhayeenkii hore ee wasaaradda Amniga Cabdi Shukri Macalin, taasoo aan lagu caddeyn wareegtada waxaana afhayeenka cusub loo magacaabay Axmed Maxamuud Maxamed {Axmed Carab} oo hore u ahaa afhayeen amniga ee maamulka Jubba.

AKHRISO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com