Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac oo ku sugan xarunta Daljir Caabudwaaq.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • yaasiin 5 years ago

    Asc Wrm Wbr.

    Wariyaha warka subaxnimo akhrinayey isagoo mahadsan, waxaa uu warkii u akhriyay si aan (hakad iyo joogsi) midna lahay oo uu dabada isuguqabtay, waxaan lala qabsankarin marba mawduuca warka kale ee u ugudbay.
    Tankale war uu ka sheegay wadanka Tunisia oo wadankaasi uu wax ka badalay sharciga islaamkaa ee guurka, taasi oo diinta khalad wayn ku ah, ayaa wariyuhu wuxuu usoo gudbiyaya qaab aad moodo inuu ugu hanbalyaynayo oo uu yiri “wadanka Tunisia waa wadamada carabtaa ee farakutiriskaa ee aad ugu horeeya ama ku dadaala xuquuqda dumarka”.

    Maadaama aan dad muslima nahay waxaa wanaagsan waxa shareecada islaamku qabto inaynaan ku xadgubin, waliba dhanka warbaahinta markaan adeegsanayno, dadka Islaamkaa iyo kuwaan Islaamkaba ahayn inay warbaahinteena ka maqlaan inaan nahay dad Muslima oo Ixtiraamaya Diinta Islaamka.

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin.

    Wsc wrm wbr
    Abadulqadir yassin

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com