Wareegto Wasaaradda Amniga Puntland: Lama Qaban Karo Wax Shir Siyaasadeed ah (akhri)

Wareegto Wasaaradda Amniga Puntland: Lama Qaban Karo Wax Shir Siyaasadeed ah (akhri)

War qoraal aha oo ka soobaxay Xafiiska Wasiirka Amniga Puntland ayaa lagu sheegay in guud ahaanba ay mamnuuc tahay in hoteelada Puntland lagu qabto shirar siyaasadeed oo lagu carqaladaynayo amniga Puntland.

Warqadda oo ku socota dhammaan laamaha amnig ee dowladda ayaa waxaa la farayaa ciidamada amniga in ciddii u huggaansami wayda amarka Wasiirka ay ka qaadaan talaabo sharciga waafaqsan.

Wareegtada waxaa ku saxiixan Wasiirka Amniga Puntland, Md. Axmed Cabdullaahi Yuusuf.

Hoos akhri

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com