Warbixn ku saabsan shirka madaxda Afrika uga furmi doona Uganda, lagu gorfayn doono dawrka ciidanka AMISOM ee Somaliya.

Garowe, July 19 – Shirka madaxda dalalka ku bahoobay Midawga Afrika (AU) ayaa ka furmi doona Kampla, Uganda. Shirka ayaa lagu gorfayn doonaa dhawr qodob oo ay ugu horayso Somaliya, iyada oo la sheegay in M/weyne Musafeni uu ka dalban doono madaxda dalalka Afrika in taageero loo fidiyo ciidanka AMISOM ee ka hawgala Muqdisho, una badan Uganda. Shirka ayaa socon doona 25-ka illaa 27-ka bisha July ayaa madaxda Afrika ay ku eegi doonaan xaalada Somaliya.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com