Warbixinta Tartan & Tacliin: Xaaji Cabullahi fkf Goldogob Sare

HomeWararka

Warbixinta Tartan & Tacliin: Xaaji Cabullahi fkf Goldogob Sare

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 8 aad wareegii 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay  xaaji Cabdilaahi Gaalkacyo iyo Goldogob

Mareykanka oo difaacaya jamhadda Kurdiga ee Suuriya
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Puntland oo ka hadashay kisaas cusub oo covid-19 ah oo laga helay degaano kala duwan (Daawo)

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 8 aad wareegii 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay  xaaji Cabdilaahi Gaalkacyo iyo Goldogob Sare.

Halka wareega labaad ee T&T ay Fooda isdareen dugsiyada sare ee kala ah Cabdirashiid Cali Sharmaarke Gaalkacyo iyo Cabdullaahi Ibraahim Ufeyn.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom,  Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Warbixinta waxaa inoo haya Xasan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: