Warbixinta Tartan & Tacliin: Daawad Sare fkf Axmed Ganey iyo Muntada Qardho fkf Jariiban Sare

HomeWararka

Warbixinta Tartan & Tacliin: Daawad Sare fkf Axmed Ganey iyo Muntada Qardho fkf Jariiban Sare

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay wareegii 2-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Daawad iyo Axmed Ganey. Qay

Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Liibiya: 500 oo muhaajiriin ah oo lagu xiray Tripoli
Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay wareegii 2-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Daawad iyo Axmed Ganey. Qaytii 2-aad ee Tartan & Tacliin waxaa ku hardamay Muntada Qardho iyo Jariban Secondary.

Dugsiyada soobaxa ayaa Caawa waxa ay ugudbayaan wareega 3-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaana haray dugsigii laga badiyo .

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Warbixinta waxaa inoo haya Xasan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: