Warbixinta Tartan & Tacliin: Alwaaxa Garoowe fkf Caynu Shamsi Goldogob

Warbixinta Tartan & Tacliin: Alwaaxa Garoowe fkf Caynu Shamsi Goldogob

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 13-aad Wareegii 1-aad waxaa caawa qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Al-Nuur Baran iyo Nageeye Secondery Kalabeyr.

Wareegii labaad ee Tartan & Tacliin waxaana hadana hardamay oo foodda isdaray dugsiyada sare ee kala ah Alwaaxa Garoowe iyo Caynu Shamsi Goldogob.

Dugsiyada soobaxa ayaa u gudbaya wareegga 3-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Warbixinta T+T waxaa inoo haya Xasan Heykal oo hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com