Waraysi: Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari (dhegayso)

Waraysi: Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari (dhegayso)

Guddiga Nabad galyada gobolka Bari ayaa soo saaray awaamiir lagu xoojinaayo amniga gobalka, waxaana lamamnuucay dhamaan shirarka lagu qabto Hotelada magaalada oo aan lagu soo wargalin laamaha amniga.

Hadaba taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari korneel Xuseen Cabdi Maxamuud ayaa wariye Xasan Heykal oo jooga Bosaaso waxa uu waydiiyay arwaamiirta ay soo saareen waxa waxa uu daaranyahay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com