Turkiga oo ciidamada Booliska Soomaaliya u Tababaraya ladagaalanka Argagixisada

HomeWararka

Turkiga oo ciidamada Booliska Soomaaliya u Tababaraya ladagaalanka Argagixisada

Tababar ku saabsan la dagaallanka Argagixisada.ayaa magaalada Izmir ee dalka Turkiga uga socda ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed. Tababarkaa

Muxuu salka ku hayaa safarka Wasiirka arimaha dibada ee dowladda Ereteriya uu ku tagay Hargaisa?
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Xildhibaan lagu toogtay Laascaanood & Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay rag ay baadi goobayeen

Tababar ku saabsan la dagaallanka Argagixisada.ayaa magaalada Izmir ee dalka Turkiga uga socda ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed.

Tababarkaan ayaa isugu jira burburinta iyo ka hortagga miinooyinka dhulka lagu aaso, baarista goobaha dambiyada ka dhacaan iyo howlgalada gaarka ah.

Ciidamadaan ayaa la sheegay in muddo bilo ah uu tababarka u socday, waxaana ay isugu jiraan qaybo kala duwan oo marba tababaro gaar ah lagu siinayo goobaha buuralayda magaalada Izmir.

Dowladda Turkiga ayaa muddooyinkii u dambeeyay si wayn uga qeyb qaadanaysay tababarka Ciidamada qalabka sida, waxaana ay boqolaal askari ay ku soo tababartay dalkeeda, kuwaasoo isugu jira Ciidamo Boolis iyo kuwo ka tirsan xoogga dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: