Waraysi: Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari (dhegayso)

HomeWararka

Waraysi: Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari (dhegayso)

Guddiga Nabad galyada gobolka Bari ayaa soo saaray awaamiir lagu xoojinaayo amniga gobalka, waxaana lamamnuucay dhamaan shirarka lagu qabto Hotelada

Dowladda Federaalka oo agab Cafimaad oo loga hortagayo Covid-19 gaarsisay Badhan (Daawo)
Qarax khasaare geeystay oo ka dhacay Magaaladda Muqdisho
Xildhibaan hore Cabdi Barre oo ka hadlay Saraakiisha Imaraadka ee Puntland ka baxay (dhegayso)

Guddiga Nabad galyada gobolka Bari ayaa soo saaray awaamiir lagu xoojinaayo amniga gobalka, waxaana lamamnuucay dhamaan shirarka lagu qabto Hotelada magaalada oo aan lagu soo wargalin laamaha amniga.

Hadaba taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari korneel Xuseen Cabdi Maxamuud ayaa wariye Xasan Heykal oo jooga Bosaaso waxa uu waydiiyay arwaamiirta ay soo saareen waxa waxa uu daaranyahay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0