Dowladda Federaalka oo agab Cafimaad oo loga hortagayo Covid-19 gaarsisay Badhan (Daawo)

HomeWararka

Dowladda Federaalka oo agab Cafimaad oo loga hortagayo Covid-19 gaarsisay Badhan (Daawo)

Magaaladda Badhan ee Gobalka Sanaag waxaa Maanta dowladda Soomaaliya ay gaarsiisay diyaarad sida qalab looga hortagga Cudurka Safmareenka ee Covid-19.

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Magaaladda Badhan ee Gobalka Sanaag waxaa Maanta dowladda Soomaaliya ay gaarsiisay diyaarad sida qalab looga hortagga Cudurka Safmareenka ee Covid-19.

Diyaaraddan siday qalabka cafimaad oo ka ambabaxday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la socda Xubno ka socda Dowladda Somaaliya,waxana qalabka ay ku wareejiyeen Maamulka degmada Badhan.

Deeqdaan Agabka ah ayaa qeyb ka ah kaalmo bilow ah oo ay dawladda Federaalka kahirgalin doonto bilaha soo socda Dhahar, Badhan iyo Buuhoodle kuna kacaysa 12Malyan oo Dollar.

DFS ayaa Maalin ka hor ayaa waxaa soo baxayay warar sheegayay in Madaxda sare ee Puntland ay kasoo horjeesteen in dowladda Soomaaliya ay diyaarad sida Agab geyso Magaalada Badhan,iyaga oo aan soo marsiin,hayeeshee ugu dambeyn la xaliyay.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: