Muxuu salka ku hayaa safarka Wasiirka arimaha dibada ee dowladda Ereteriya uu ku tagay Hargaisa?

Muxuu salka ku hayaa safarka  Wasiirka arimaha dibada ee dowladda Ereteriya uu ku tagay Hargaisa?

Wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Ereteriya Cusmaan Saalax Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Hargaisa ee xarunta maamulka Soomaaliland .

Wasiirka ayaa waxaa lafilayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Hargaisa waxa uu la kulmi doonaa madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi.

arintan ayaa waxa ay jawaab utahay safarkii madaxweynaha Jabuuti uu ku yimid magaalada Muqdisho .

Tan iyo wixii ka dambeeyay heshiiskii Itoobiya iyo Ereteriya dowaladda Ereteriya waxa ay bilowday in ay soo celiso xriirkii diblumaasiyadeed ee dalka Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com