Soomaaliya oo markale diiday in dib loo dhigo dhagaysiga dacwada badda (Daawo)

Soomaaliya oo markale diiday in dib loo dhigo dhagaysiga dacwada badda (Daawo)

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday in ay diidan tahay in mar kale dib loo dhigo dhageysiga kiiska dacwadda badda ee horyaala maxkamadda caalamiga ah ee ICJ.

Ra’isul Wasaare ku xigeenka dowlada federalka Mahad Maxamed Guuleed oo madax ka ah wafdi dowlada Soomaaliya u dirtey Makamada ICJ ayaa sheegay in dowladu ay aaminsan tahay maxkamada caalamiga ah si cadaalad ahna loogu garnoqo kiiska badda ee kala dhexeeya dalka Kenya.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com