Waraysi ku Saabsan Barashadda Cilmiga Bulshadda (dhegayso)

Waxbarashada guud ahaan waxaa ka mid ah maadada la yiraahdo Cilmiga Bulshada (Civic Education) oo laga dhigo goobaha waxbarashada , waxaana inta badan ay mid tahay maadada ugu muhiimsan ee manhajka waxbarashada.

Haddaba Waa maxay macnaha guud ee Cilmiga Bulshada ama Civic Education? Maxayse tahay kaalinta ay ka qaadato horumarinta barashada xuquuqda waajibaadka iyo waajibaadka muwaadintka? Cilmiga Bulshada kaalin ma ku leeyahay barashada qaabka ama habka ay dawladda u shaqayso?

Su,aalahaas iyo kuwo kaleba waxaan hordhignay Agaasimaha wasaarada waxbarashada ee Puntland Maxamed Cabdiqaadir.
Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com