Waraysi Gaagaab: Dhismaha Gagida Cusub ee Diyaaradaha ee Gaalkacyo

Waraysi Gaagaab: Dhismaha Gagida Cusub ee Diyaaradaha ee Gaalkacyo

Gaalkacyo – Siyaasi Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) ayaa sheegay in garoonka cusub ee maanta laga dhagaxdhigay magaalada Gaalkacyo uu muhiimad balaaran u leeyahay guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Puntland iyo weliba si gaar ah shacabka Gobolka Mudug.

Gaagaab ayaa sheegay in garoonkan ay xataa ka faa’iidaysanayaan diyaaradaha waaweyn ee caalamka iyo Soomaaliya u kala goosha.
Dhanka Puntland iyo Galmudug ayuu sheegay in ay kawada faa’iidi doonaan maadaama ay gobolka wada degan yihiin wuxuuna intaas ku daray in looga raysan doono garoomada yaryar ee Gobolka ku yaal.

HOOS KA DHEGEYSO Waraysiga Gaagaab

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com