Wararkii Ugu dambeyeey ee Kismaayo & Xaalka caawa

Wararkii Ugu dambeyeey ee Kismaayo & Xaalka caawa

Kismaayo wali Ragg hubaysan oo ka Tirsan Alshabaab ayaa kujira Hoteelka Cas Caseey ee Magaaladda Kismaayo,waxaana socota Rasaas.

Ciidanka Nabad sugida Jubbaland ayaa wali la dagalamaya Kooxda Werarka soo qaaday,waxaana jira xildhibaano iyo Siyaasiyin la badbaadiyeey oo ku jirray Hoteelka.

Ururka Alshabaab ayaa sheegtay Masuuliayadda Weraarkas lagu qaaday waxayna shegeen inay toos u tooganayan dadka hoteelka kujira.

Ku dhawaad 10 ayaa la xaqiijiyeey inay ku dhinteen Weraarkas.

Hodan Naleeya oo ahayd Gabar Wariye ah samayn jirtayna Filmada dukumantari ah ayaa ku dhimatay werarkii galabta,halka Ninkeda oo horey u so noqday wasiirka Ganacsiga uu ka badbaaday Werarkaas.

Diwaanka

Wararka Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 5 years ago

    NUURKA.
    POLITICAL ANALYST.
    KHABIIR KU TALKHASUSEY WAXA LOOGU YEERO ARGAGAXISADA.
    WWARBAHINTA SOMALIDA WAXAA KA MAQAN BAARISTA AY WAX BAARTO WARBAAHINTU.
    OK,KALIYA DHACDADA AYUUN BAY SOO GUDBIYAAN,LKN. WAXAA LOO BAAHNAA INAY BAARAAN OO SOO BAARAAN WAAMAXAY ALSHABABKU?WAA MAXAY ALQACIDA?WAA MAXAY ISIS?.YAA SAMEEYEY?MAXAA LOO SAMEEYEY?INTEE BAY KA HAWL GALAAN?YAA FANGAREEYA?IWM,
    SI CILMIYEYSAN OO ACEDEMICE AHNA U SOO BAN DHIGAAN!!.
    HADAAD MAQASHO ISIS,ALSHABAB,ALQACIDA,ALNUSRA,iwm WAXAA FANGAREEYA OO SAMAYSTAY CIA,SIS-MI6,MOSSAD,iwm
    OK,QAADO QAACIIDADAAN HOOSE ADIGOO YOU TUBE,GOOGLE KA BAARAYA:
    WHO REALY IS ISIS?
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICES.
    CIA CRAETER ALQACIDA.
    EDWARD SNOWDEN SAYS:OSAMA BEN LADEN STILL ALIVE (BAHAMAS),true story.OSAMA NO DEATH.
    19 HIJACERS STILL ALIVE & WELL.
    9/11 IN SIDE JOB.
    ISRAEL DID 9/11.
    I SAID:ALSHABAB+MI6+CIA+AMISOM=ONE,DEALERS.
    OK,WAXAAN. KAOO ARKAA IN TII SOMALI AHAYD AYBA KA BAQAYSO SHEEG SHEEGA KOOXAHAAS,QURBO JOOGTU WAXAY KA BAQDAA SIRDOONADA FANGAREEYA.
    QOLQOL JOOGTUNA KOOXAHAAS LAFTOODAY KA BAQAAN INAY GAWRACAAN.OK,QURBO JOOGTA WAXAAN DHAHAYAA WAR HA BAQINA WAAYO? WAXAAD HAYSATAAN XORIYAD FIKIR,HADAL,QABYAALADABA WAAD KU XIIQDAANE KU XIIQA FASHILAADA KOOXAHAAS YARYAR & SIDAAD ISU TUSI LAHAYDEEN KOOXAHAAS & BULSHADA.HADII KALE HULUULAHA KU JIRA HADI LA’AANTIINA.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com