Wajigii 2aad ee dhismaha waddada bartamaha ee Burtinle oo xariga laga jaray (dhegayso)

HomeWararka

Wajigii 2aad ee dhismaha waddada bartamaha ee Burtinle oo xariga laga jaray (dhegayso)

Dhimaha wajiga labaad ee waddada bartamaha ee degmada Burtinle ayaa la dhahax dhigay waxaana dhagax dhiga ka soo qayb galay mas,uuliyiin ka soctay do

Wafdi kasocda Itoobiya iyo Eriteriya oo Muqdisho soo gaaray (sawiro)
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Khudabaddihii Xarig jarka Qaybaha Cusub ee Cisbitaalka Qardho (Daawo)

Dhimaha wajiga labaad ee waddada bartamaha ee degmada Burtinle ayaa la dhahax dhigay waxaana dhagax dhiga ka soo qayb galay mas,uuliyiin ka soctay dowladda Puntland iyo Xildhibaano.

waddadan ayaa waxaa lagu dhisayaa si isku tashi ah, waxaana la soo dhamaystiray wajigii koowaad oo ahaa 400 oo mtr oo laamiga lasarayo.

Mashruuca JPLGa ee horumarinta degmooyinka Puntland ayaa sidookale qayb ka ah dhaqaalaha lagu dhisayo waddadan.

Guddiga horumarinta degmada ayaa umahad celiyay cid kasta oo ka qayb qaadatay dhismaha waddadan.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: