Wacaal Darey ah: Dagaal dhimasho iyo dhaawacba leh oo ka dhacay deegaanka Af-Urur

Wacaal Darey ah: Dagaal dhimasho iyo dhaawacba leh oo ka dhacay deegaanka Af-Urur

Saaka hiirtii waaberi kooxda Al-shabaab ayaa waxa ay weerar ku soo qaadeen ciidamada Puntland ee ku sugan deegaanka Af-urur ee gobolka Bari.

Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Gallan oo BBC la hadlay ayaa sheegay in dagaalka ay ku soo qaadeen Argagixisada ay iska caabiyeen, wuxuunaa sheegay in dagaalka ay kaga dhinteen labo askari halka labo kalena ay ku dhaawacmeen.

Gallan waxaa uu sidoo kale sheegay in dhanka Al-shabaab ka dileen saddex kamid al-Shabaab.

Ma aha markii ugu horaysay oo ay Al-shabaab sidan oo kale weerar ku soo qaadaan saldhiga ciidamada Puntland ee Af-urur. Sannadkii 2016 ayey Al-Shabaab isla saldhigga Af-urur ku soo duuleen kuna dileen askar Puntland.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • NuurkaNederland 3 weeks

    Nuurka
    Political ANALYST.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
    . . . . . ..  …   ….. . .. … ….. ……….
    WAA MAXAY ARGAGAXISO?YEYSE HOOS TAGTAA??
    JAWAAB FUDUD:
    WAX ARGAGAXISO LA DHAHAA MA JIRAAN LKN WAXAA JIRA KOOXO YARYAR OO AY KA MID YIHIIN ALSHABAB,ISIS,ALQACIDA,BOKO,YBG,ALNUZRA OO KA AMAR QAATA CIA,MI6,MOSSAD,ISI.iwm.KUWAASOO LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTEENA MACAAN & IN DUNIDA MUSLIMKA LAGU BURBURIYO…
    TUSAALE FUDUD:
    QAADO TOBANKAAN QODOB OOKU QOR YOU TUBE DABADEEDNA OGOOW SIDA DHABBTA AH EE AY WAX UJIRAAN!!!!.HADII KALE WIGLADA TUMO.
    1/.ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    2/.ISIS LEADER ABUBAKAR ALBAGHDADI ex-Name {ELLIOTE SHIMON=ama SIMON ELLIOTTE}100% HE WAS MOSSAD AGENT & ISRAELIAN CITIZEN.LAMANA DILINE SIDII OSAMA BAA MARAYKAN INTUU MEELKALE GEEYEY DABADEEDNA MARAYKAN NOOSOO DHEJIYEY WAA  DILAY!!!!.KKKK.WAA WAX LAGU QOSLO.
    MARARKA QAAR MARAYKANKU SIDA ILMAHA OOKALE BUU DUNIDA UGU SHEEKEEYAA!!!!.
    3/.EDWARD SNOWDEN SAY:OSAMA BEN LADEN ….STILL ALIVE {B A H A M A S} √√√√√√.
    4/.ISRAEL DID 9/11,& INSIDE JOB…{{{{{{ 9/11 ANTI MUSLIMS AGENDA..}}}}..
    5/.MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK’s.
    6/.DID MOSSAD DO CHARLIE HEBBDO,100% proof.
    7/.ISIS MADE IN ISRAEL……isn’t Muslims & Islamic.
    8/.19 HIJACKERS STILL ALIVE & WELL…19kii WIIL EE LA DHAHAY MARAYKAN BAY WEEREREEN  11/9/2001 QAARKOOD OO NOOL BAA LASOO HELAY BACDA 11/9/2001.true story!!.OK,9/11 WAXA AKTER KA AHAA J.W.BUSH..DIG JENNY…& RAMASFIL…!!!.
    9/.ISRAEL FINGERPRINTS ALL OVER 9/11 ATTACK’s.!!!!!.
    10/.ISIS & ALQACIDA THEY HAVE NEVER ATTACK’s ISRAEL!!!!?. WHY NOT? HOME WORK UQAATA ARINKAAS….

    Fiiro Gaara:
    WAXAANU NAHAY MUSLIM SIDAA DARTEED MA AQBALI KARO WAX KASTA OO CEEBAYNA OO KU LIDI AH DIINTEENA MACAAN..NO NO NO.
    HADAAD MAQASHO WEERAHAAN,HALKUDHEGYADAAN AH:
    TERRORIST
    ISLAMEST.
    JIHADEST.
    EXTREMIST.
    FUNDAMENTELIST.
    WAA UUN WEERO & HALKUDHEGYO LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA.OK,
    HADAAD MAQASHO HALKUDHEGA AH:
    ISLAMOPHOPIA=WAA UUN MARMARSIINYO DUNIDA MUSLIMKA LOOGU MARMARSIYOODO.
    WAXAASOO EREY BIXIN & OLOLE AH OOKA DHANN AH DIINTA & DUNIDA MUS.LIMKANA INTOODA BADAN WAXAA BIXIYA WARBAAHINTA MADAXA KA HAYSATA SHACABKA REER GALBEEDKA EE AY LEEYIHIIN ZOINSTE.(WORLD ZOINEST ORGANIZETION WZO.
    OO SHACABKA GALBEEDKA KU HAYSTA AFAR QODOB.
    1/.BANKERS-ka.
    2/.WARBAAHINTA.
    3/.GANACSIGA.
    4/.MAXADO YARYAR OOKA TALO BIXIYA SIYAASADA KUWAASOO KU TALO BIXIYA SIYAASADO QALDAN OO ISLAAMKANA KA DHANN AH UNA JANJEERA WAXA LA DHAHO WORLD ZOINEST ORGANIZETION WZO.
    LKN HADEER WAXAAD MPOODAA SHACSABKA GALBEEDKU INAY ISKA FAHMEEN SIYAASADA DHAGARAYSAN EE KOOXDAAS WZO.

  • NuurkaNederland 3 weeks

    WAA MAXAY ARGAGAXISO?YEYSE HOOS TAGTAA??
    JAWAAB FUDUD:
    WAX ARGAGAXISO LA DHAHAA MA JIRAAN LKN WAXAA JIRA KOOXO YARYAR OO AY KA MID YIHIIN ALSHABAB,ISIS,ALQACIDA,BOKO,YBG,ALNUZRA OO KA AMAR QAATA CIA,MI6,MOSSAD,ISI.iwm.KUWAASOO LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTEENA MACAAN & IN DUNIDA MUSLIMKA LAGU BURBURIYO…
    TUSAALE FUDUD:QAADO TOBANKAAN QODOB OOKU QOR YOU TUBE DABADEEDNA OGOOW SIDA DHABBTA AH EE AY WAX UJIRAAN!!!!.HADII KALE WIGLADA TUMO.
    1/.ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    2/.ISIS LEADER ABUBAKAR ALBAGHDADI ex-Name {ELLIOTE SHIMON=ama SIMON ELLIOTTE}100% HE WAS MOSSAD AGENT & ISRAELIAN CITIZEN.LAMANA DILINE SIDII OSAMA BAA MARAYKAN INTUU MEELKALE GEEYEY DABADEEDNA MARAYKAN NOOSOO DHEJIYEY WAA  DILAY!!!!.KKKK.WAA WAX LAGU QOSLO.
    MARARKA QAAR MARAYKANKU SIDA ILMAHA OOKALE BUU DUNIDA UGU SHEEKEEYAA!!!!.
    3/.EDWARD SNOWDEN SAY:OSAMA BEN LADEN ….STILL ALIVE {B A H A M A S}√√√√√√.
    4/.ISRAEL DID 9/11,& INSIDE JOB…{{{{{{ 9/11 ANTI MUSLIMS AGENDA..}}}}..
    5/.MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK’s.
    6/.DID MOSSAD DO CHARLIE HEBBDO,100% proof.
    7/.ISIS MADE IN ISRAEL……isn’t Muslims & Islamic.
    8/.19 HIJACKERS STILL ALIVE & WELL…19 WIIL EE LA DHAHAY MARAYKAN BAY WEEREREEN  11/9/2001 QAAKOOD OO NOOL BAA LASOO HELAY BACDA 11/9/2001.true story!!.
    9/.ISRAEL FINGERPRINTS ALL OVER 9/11 ATTACK’s.
    10/.ISIS & ALQACIDA THEY HAVE NEVER ATTACK’s ISRAEL!!!!?. WHY NOT? HOME WORK UQAATA.
    Fiiro Gaara:
    WAXAANU NAHAY MUSLIM SIDAA DARTEED MA AQBALI KARO WAX KASTA OO CEEBAYNA OO KU LIDI AH DIINTEENA MACAAN..NO NO NO.