Xildhibaan Hore Cabdi barre oo ka hadlay Socdaalkii Madaxweyne Farmaajo ee Puntland & Xiisada Tukaraq (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Hore Cabdi barre oo ka hadlay Socdaalkii Madaxweyne Farmaajo ee Puntland & Xiisada Tukaraq (dhegayso)

Xildhibaan Hore Cabdi barre jabriil oo Waraysi gaar ah sinayaay Radio daljir ayaa ka hadlay socdaalki uu Farmaajo ku tagay qaybo kamid ah dhulka Puntl

Qorshe la doonayeey in xabsiga looga saaro Cabdi Maxamuud Cumar oo fashilmay
Warkii Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale (DHEGAYSO)
Maxaysan haweenku door ugu yeelan kamid noqoshada wakiilada Puntland (dhegayso)

Xildhibaan Hore Cabdi barre jabriil oo Waraysi gaar ah sinayaay Radio daljir ayaa ka hadlay socdaalki uu Farmaajo ku tagay qaybo kamid ah dhulka Puntland.

Wuxuu sheegay in socdaalkaas uu ahaa mid Wanaagsan isla markaana xaq loogu leeyahay in uu booqdo gobalada dalka somaliyeed.

Shacabka Puntland ayuu uga mahadceliyaay sida Waanagasan u so dhaweyeen,wuxuna sheegay in madaxweynaha uu doonayo in uu shacabka Somaliyeed uu daacad u yahay.

dhinaca kale Xildhibaan Hore Cabdi barre ayaa ka hadlay xiisada kajirta degaanka Tukaraq,isago shegaay in madaxda dalka lagala xisaabtami doono qabashada Tukaraq .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: