Dowladda Somaaliya oo ka hadashay xiligay dhacayso doorashada Galmudug

HomeWararka

Dowladda Somaaliya oo ka hadashay xiligay dhacayso doorashada Galmudug

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed doorashooyinka Galmudug, iyadoo ugu baaqday M

WARKA FIIDNIMO | MAXAMED LAKIMAN | DALJIR BOSAASO
Dowladda oo amaro duldhigtay Golaha wasiiradda
Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed doorashooyinka Galmudug, iyadoo ugu baaqday Madaxda Galmudug in doorashooyinkaas lagu qabto mudadii loo asteeyay.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in loo baahan yahay hannaan doorasho oo hufan, kana turjumaya dimoqraadiyadda iyo tartanka furan.

Sidoo kale Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in mudada xil heynta Dastuuriga ee Madaxda Maamulka Galmudug ay ku egtahay 4-ta Julya ee soo socoto, sidaas darteed ku baaqday shirweyne dib u heshiisiin oo lagu xalliyo arrimaha Galmudug, kaasoo ay isugu imaanayaan dhammaan waxgaradka iyo hoggaanka dhaqanka, laguna magacaabo Guddi farsamo oo qaban qaabiya shirweynahaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: