Waa sidee xaaladda Ceerigaabo iyo caawa? (dhegayso|daawo)

Iyada oo maanta ay banaanbaxyo rabshado wata laguna tageerayey Jabhadda Kor. Caarre ay gilgileen magaalooyinka Ceerigaabo iyo Burco, ayaan waxaan u kuurgalnay xaaladda magaalada Ceerigaabo. Haddaba waa sidee xaalka caawa ee magaaladda Ceerigaabo?

Siciid Cabdi Xasan (Calmadow) oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku sugan Ceerigaabo ayaa Wariye Tallman uga waramay xaaladda Ceerigaabo iyo caawa.

Hoos kaga bogo.

Hoos kaga bogo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com