Ururuka Map oo tababar u soo gabagabeyeey 25 saxafi

Ururuka Map oo tababar u soo gabagabeyeey 25 saxafi

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa maanta 04 Diseembar, 2023 uga soo xiray Bossaso 25 saxafi tababar lagu xoojinayo kaalinta haweenka ee ka qaybgalka siyaasada.

Xoghayaha Ururka MAP Naciimo Musse oo soo xirtay Tababarka ayaa ku boorisay ka qayb-galayaasha inay ku baraarugaan muhiimada ay leedahay u qareemida iyo xoojinta kaalinta haweenka ee ka qaybgalka siyaasada sidoo kalena ay xoga saran wixii ay barten ee ku sabsana isku dheeli tirnaanta baahinta wararkooda la xiriirta .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com