Ururada Bulshadda Rayidka Cabudwaaq oo Ka Hadlay Go’aankii Xaaf ee uu ku Tageeray Sucuudiga (dhegayso)

Ururada Bulshadda Rayidka Cabudwaaq oo Ka Hadlay Go’aankii Xaaf ee uu ku Tageeray Sucuudiga (dhegayso)

Ururada Bulshada Rayidka ee Deegaanada Galmudug ayaa si adag uga Horyimid Go’aankii Madaxweynaha Galmudug uu ku tageeray Dowladda Sucuudiga iyo xulafadiisa ,iyado ay ku kala aragti duwanyihin Madaxda Galmudug Arimaha Khaliijka.

Ururarada Ayaa Ku Baaqay in Khilaafka Madaxda Qaab Dastuuri ah loo Xaliyo ,isla markaana aysan ficanayn xaaladdan lagu jiro inuu yimaado khilaaf Ragaadiya Maamulka Galmudug.

Warbixin Waxaa Kaso diray Cabudwaaq Cumar Laki Man

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com