Tuugo Farar Kulul Ku Haysa Kaamamka Dadka Danyarta ah ee Qardho (DHEGAYSO)

Galbeedka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, gaar ahaa kaamamka barakacayaasha ah waxaa dagan qoysas ka mid ah dadkii ku ku xoola beelay abaarta siman ee ku dhufatay Soomaaliya.

Qaar kamid ahd dadka danyarta ah ee degan kaamamkaasi ayaa waxaa dhibaato ku haya tuugo xilliga habeenkii usoo dhaca hoyga ay ka daganyihiin halkaasi kuwaas oo halis galiya maraka qaar naftooda.

Hadaba halka ay qoysaskan kunoolyihiin waxaa maanta booqday wariye maxamuud faantastic oo katirsan xarunta daljir ee magaalada qardho.waxaan uu kawaraysay dadkaasi waxa ay ka cabanayaan.

HOOS KA DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com