Turkiga Masuuliyin kasocda oo Booqday degaanka Goobweyn (Sawiro)

HomeWararka

Turkiga Masuuliyin kasocda oo Booqday degaanka Goobweyn (Sawiro)

Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ay wehelinayaan Wafdi uu hogaaminayo Safiirka Dowlada Turkiga ee Soomaali

Waa Maxay G20, Huugaamiyaha Soomaaliyeed iyo Qofka Soomaaliga ah se Muxuu ka Baran Karaa?
Muuqaalka Bulshada: Arragtida Shacabka Puntland iyo nooca Xildhibaanada ee ay u bahantahay Puntland 2019 ( dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (daawo)

Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ay wehelinayaan Wafdi uu hogaaminayo Safiirka Dowlada Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar oo uu kamid yahay madaxa Dowladaha hoose ee Turkiga Hayrettin Gungor iyo Ganacsato iyo masuuliyiin kasocda Hay’adaha hormarinta wadankaas ayaa maanta booqday degaanka Goobweyn ee Gobolka Jubada hoose halkaas oo qani ku ah khayraadka kala duwan.

Masuuliyiinta kasocda Dowlada Turkiga ayaa halkaas ka sameeyay indho indhayn la xiriirta sidii degaankan loo maalgalin lahaa isla markana looga faa’iidaysan lahaa dhulka hodanka ah ee Jubbaland.

Dowlada Turkiga oo kaalmo baaxd leh ka samaysay wadanka Soomaaliya mudada kooban ee ay joogaan ayaa maalgalin ku samayn doonta ilaha dhaqaalaha Jubbaland si looga faa’iidaysto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: