Muuqaalka Bulshada: Arragtida Shacabka Puntland iyo nooca Xildhibaanada ee ay u bahantahay Puntland 2019 ( dhegayso)

Muuqaalka Bulshada: Arragtida Shacabka Puntland iyo  nooca Xildhibaanada  ee ay u bahantahay Puntland 2019 ( dhegayso)

Ku soo dhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee  radio Daljir oo maalinkasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya ,marka laga reebo maalinta Jimcaha.

 

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada maanta waxa uu ku saabsanyahay   ,nooca baarlamaan ee laga fili karo in ay soo saaraan  gudiga khilaafaadka iyo Ansixinta golaha baarlamaanka Puntland  ? , Barnaamijka waxaa isku soo daba riday wariye Xasan Heykal ,waxaana soo jeedinaysa Faadumo Degan Daahir .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com