Tobanka taangi dagaal ee ugu khatarsan adduunka (sawirro)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Tobanka taangi dagaal ee ugu khatarsan adduunka (sawirro)

Wixii dagaal adduunku soo maray iyo kuwa la qiyaaso in ay dhici doonaan, amaba kuwa hadda socda, la iskuma hayo in taangigu yahay hub kan ugu khatarsa

Maxaa sababa kansarka gobolka Mudug ku soo badanaya (dhegayso Datoor Dhegacadde)
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 64aad (daawo)
DAREEN 20aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda

(6) Merkava Mk.4 (Israel – Yuhuudda)

Taangigaan waxa uu safka hore uga jiraa taangiyada ugu casrisan adduunka. Waa taangi ka duwan kuwa adduunka oo matoorku waxa uu saaranyahay dhanka hore, taas oo kuruuga awood u siinaysa in ay noolaadaan haddii taangiga la dilo.

Waa taangi iska celin kara gantaalada lala beegsado, una dulqaadan kara hubka lidka taangiyada. Qoriga taangigu waa smoothbore 120 mm. In kasta oo matoor weyn uu saaranyahay taangigaan haddan waa mid aad culus, ayna ku adagtahay in in uu dhakhso u leexdo.

Dhanka gadaale waa mid qaadi kara ciidamo dhan illaa 10 ciidan ah.

Ciidamada Yuhuuda waxa ay ku hubaysanyihiin noocaan tiro dhan illaa 400, waxaana u dalban illaa 300 oo kale. Horay cidna loogama gadi jirin taangigaan oo lama dhoofin jirin, laakiin sannadkii 2014 waxaa la sheegay in ay iibsadeen dal aan magaciisa la sheegin.

Arag Bogga Xiga …

PAGES

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: