Wasiir Qarjab: “Saxaafada Puntland waxa ay noqotay saldhig hawada ku yaal oo kiis walba lagu qaado (dhegayso)

Wasiir Qarjab: “Saxaafada Puntland waxa ay noqotay saldhig hawada ku yaal oo kiis walba lagu qaado  (dhegayso)

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa waxa uu sheegay in awaamiir adag laga soo saaray nidaamka shaqo ee Warbaahinta Puntland ,ololaha   Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee Puntland ,  Amniga , iyo  khilaafka dowladda  dhexe ee Soomaaliya iyo dowladd goboleedyada dalka oo aan wali  xal laga gaarin.

Halkan ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com