Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee Gobolka Karkaar (dhegayso & masawiro)

Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee Gobolka Karkaar (dhegayso & masawiro)

Tirakoobka guud ee shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa ka socda magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Guddoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje ayaa Fantastik iyo istuudiyaha Daljir Qardho u waramay.

Dhegayso

Masawiro

 

 

  

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com