TARTAN IYO TACLIIN: Maxaa kala haysta Caawa Iskuulada Nugaal Secondry Vs Nawaawi Qardho

Khamiis, Juun 25, 2015 (Daljir)_Idaacadda Daljir Somalia ayaa wali wada Tartan iyo Taclin oo ah barnaaamij la qabto xiligan oo kale sanad walba waxaa ku tartama dhamaan dugsiyada sare ee ka jira Puntland.

Xalay waxaa la ciyaaray kulamo adag oo dhex maray afar dugsi ah oo kala ah Al-waaxa Garoowe Vs Salaaxu Diin Al- Ayuubi Bosaaso  iyo heekh Cabdalle  Ibraahim Vs  Xingalool Secondary.

Labada Iskuul ee xalay tartamadaas ka soo baxay ayaa kal ah Al-waaxa  iyo Dugsiga sare ee Xingalool Secondary

Hadaba kulamo kale oo xiisa leh ayaa caawa dhici doono hoos ka arag sida ay isu wajahayaan Iskuulada.

Nugaal Secondary Vs Nawaawi Qardho

Burtinle Secondary Vs Al-nuur Baran

 

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com