Tartan iyo Tacliin iyo natiijooyinka tartamadii xalay (dhegayso)

Tartan iyo Tacliin iyo natiijooyinka tartamadii xalay (dhegayso)

Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee ay ku baratamaan dugsiyada sare Puntland, sanad walba uu qabto radio Daljir oo ay maalgelinayso shirkadda isgaarsiinta Golis, Towfiiq iyo madbacadda Asal Jet ayaa xalay lagu tartamay laba wareeg.

Dugsiga Cabdirashiid Cali Sharmaarke Gaalkacyo Vs Alloorre Secondary Sheerbi

Dugsiga Muntada Burtinle Vs Buuhoodle Secondary.

Hodan Sulub Diini ayaa faahfaahinaysa natiijooyinka tartamadii xalay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com