Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gordhawyd ku geeriyooday Hargeysa

HomeWararka

Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gordhawyd ku geeriyooday Hargeysa

Waxaa goordhawayd ku geeriyooday magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland Taliyihii ciidamada Booliska somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan. Alle haw naxariistee Taliye Cabdilaahi Fadal ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey lala tacaalayey xanuun uu la jiifay oo keenay inuu gudan kari waayo hawlihii qaranka ee uu u xilsaarnaa. Diwaanka Wararka daljir

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
12 qof oo ku dhimatay isbuurasho ka dhacday Hindiya
Garoowe: Kulanka Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage Inititute Sanada 2020

Waxaa goordhawayd ku geeriyooday magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland Taliyihii ciidamada Booliska somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan.

Alle haw naxariistee Taliye Cabdilaahi Fadal ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey lala tacaalayey xanuun uu la jiifay oo keenay inuu gudan kari waayo hawlihii qaranka ee uu u xilsaarnaa.

Diwaanka
Wararka daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: