Garoowe: Kulanka Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage Inititute Sanada 2020

Garoowe: Kulanka Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage Inititute Sanada 2020

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni ayaa daahfuray madasha aragti wadaagga ee maxadka Heritage oo hadda Garoowe ka furmay, waxaana ay noqonaysaa markii ugu horaysey ee Soomaaliya lagu-qabto. Doodda shirka sanadka ayaa ku qotonta “sidee looga bixikaraa ku-meelgaar-nimada daba-dheeraatay sanadka 2025”.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com