Site icon Radio Daljir

Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gordhawyd ku geeriyooday Hargeysa

Waxaa goordhawayd ku geeriyooday magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland Taliyihii ciidamada Booliska somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan.

Alle haw naxariistee Taliye Cabdilaahi Fadal ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey lala tacaalayey xanuun uu la jiifay oo keenay inuu gudan kari waayo hawlihii qaranka ee uu u xilsaarnaa.

Diwaanka
Wararka daljir

Exit mobile version