Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland oo Shaqadiisi Dib loogu Celiyeey (Akhri)

Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland oo Shaqadiisi Dib loogu Celiyeey (Akhri)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib shaqadiisi ugu fasaxay Taliyihii ciidanka Booliska Puntland Gen Cabdulqaadir Shire Faarax Erag ,kaas oo horey madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Camey shaqo joojin ugu sameyeey.

Hoos ka Akhri Warqada Kaso baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com