Taliye Aadan Nuur Qaal: “Jaxeer waa Dhintay … Dadkana Waxgaradkaa laga Laynayaa” (dhegayso)

HomeWararka

Taliye Aadan Nuur Qaal: “Jaxeer waa Dhintay … Dadkana Waxgaradkaa laga Laynayaa” (dhegayso)

War hadda Gaalkacyo naga soo gaaray wuxuu sheegayaa in ganacsade Jaxeer Muuse Nuuryare oo kamid ahaa gancsatada gobolka Mudug gaarigiisa qarax loogu x

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan sagootin ah qaatay Xulka kubada cagta Jubbaland
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)
200 Qoys oo danyar ah oo Garoowe guryo looga dhisayo (dhegayso)

War hadda Gaalkacyo naga soo gaaray wuxuu sheegayaa in ganacsade Jaxeer Muuse Nuuryare oo kamid ahaa gancsatada gobolka Mudug gaarigiisa qarax loogu xiray, uuna u dhintay qaraxa.

Waxaan waraysi kooban la yeelanay Taliye Adan Nuur Qaal, wuxuuna noo xaqiijiyey in Jaxeer oo kalgiis ahaa, uu ka soo baxay gurigiisa oo u dhow Yamayska, halkaasna ay asaga iyo gaarigiisii ku basbeeleen.

Hoos ka dhegayso

Diiwaanka wararka

Radio Dajlir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: