Taliyaha Qaybta Bilayska Gobolka Mudug oo ka Hadlay Ammaanka Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Taliyaha Qaybta Bilayska Gobolka Mudug oo ka Hadlay Ammaanka Gaalkacyo (dhegayso)

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug Gaashaanle Sare Aadan Nuur Qaal oo warabaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu ka hadlay Xaalada

Haweenay 14-sanno Koomo ku jirtay oo Cunug si khaldan looga dhallay (Daawo)
Antonio Guterres: ”Waa in dib loogu laabtaa heshiiskii doorasho ee Sep 17″
Dalka Qatar oo lagu qabtay shir looga hadlayo Arrimaha Somaaliya

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug Gaashaanle Sare Aadan Nuur Qaal oo warabaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu ka hadlay Xaalada Amaan ee Gobalka Mudug gaar ahaa Magaalada Gaalkacyo.

Taliyaha oo dhawaan loo magacaabay xilka uu hayo ayaa waxa uu ka hadlay waxqabadka muda kooban uu xilka taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug uu Hayo

Gaashaanle Sare Aadan Nuur Qaal ayaa sheegay in xaalada amaan ee Magaalada Gaalkacyo aad u wanaagsatahay Ciidamada Booliska ay ku guleesteen soo Qabshada dad badan oo ka shaqeenayay falal iskugu jira amni daro iyo dhaqan Xumo sida uu sheegay Taliyaha

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Nuuradiin Axmed cabdi dacar 7 years ago

    xaaladan Galkacyo baryahaan danbe
    waa degan thy eesaa halaga badalo
    guul allow amniga somaliyoo dhan

DISQUS: