Taliyaha Qaybta Bilayska Gobolka Mudug oo ka Hadlay Ammaanka Gaalkacyo (dhegayso)

Taliyaha Qaybta Bilayska Gobolka Mudug oo ka Hadlay Ammaanka Gaalkacyo (dhegayso)

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug Gaashaanle Sare Aadan Nuur Qaal oo warabaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu ka hadlay Xaalada Amaan ee Gobalka Mudug gaar ahaa Magaalada Gaalkacyo.

Taliyaha oo dhawaan loo magacaabay xilka uu hayo ayaa waxa uu ka hadlay waxqabadka muda kooban uu xilka taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug uu Hayo

Gaashaanle Sare Aadan Nuur Qaal ayaa sheegay in xaalada amaan ee Magaalada Gaalkacyo aad u wanaagsatahay Ciidamada Booliska ay ku guleesteen soo Qabshada dad badan oo ka shaqeenayay falal iskugu jira amni daro iyo dhaqan Xumo sida uu sheegay Taliyaha

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Nuuradiin Axmed cabdi dacar 7 years ago

    xaaladan Galkacyo baryahaan danbe
    waa degan thy eesaa halaga badalo
    guul allow amniga somaliyoo dhan

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com