Suldaan Maxamuud Jaamac oo Soo Dhoweeyey Kordhinta Barlamaanka Puntland (dhegayso)

Suldaan Maxamuud Jaamac Yuusuf oo ka mid ah Salaadiinta Puntland ayaa ka hadlay xubnaha cusub ee madaxweynuhu balan qaaday in lagu kordhinayo barlamanka Puntland, wuxuuna soo dhaweey in barlamanka lagu daro beelo dulmanaa oo aan horey ugu jirin sida uu hadalka u dhigay.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

4 responses to “Suldaan Maxamuud Jaamac oo Soo Dhoweeyey Kordhinta Barlamaanka Puntland (dhegayso)”

  1. Burhaan Rafiiq Aden

    Waa arin muhiim ah loona baahan yahay maxaa yeelay dad badan oo xaq u leh in ay helaan cid u matasha puntland baa ka qatan marka waa in lays ka dhex arkaa cid walba

  2. Qaasim

    Waa muhim in la furo barlamaanka puntland oo beelaha aan ku jirin lagu soo daro.

  3. cilmi

    Waa muhim in barlamaanka puntland la furo oo beelaha xaqoodu ka maqan yahay la siiyo si cadaalad loo gaaro

  4. Maxamuud yare

    Waa figrad timid xili ku haboon wana in la kordhiyo mudanayasha dawlada puntland maxaa yelay intii lagu asasay barlamanka sanadkii 1998 hada dawlada puntland weyka shacab badantahay weyna ka dhaqale badantahay.waxanu ognahay iney golah wasiiradu ay ka yarayen intay yihin hada markii la asasay puntland oo la badiyey wasiirada waxa loo bahan yahay in barlamankana la kordhiyo

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com