HomeUncategorized

Soomaaliya oo ka qayb-gashay shir looga hadlayey xuquuqda aadanaha oo ku soo dhamaaday Brussels

Brussels, November 8, 2013 - Magaalada Brussels ee dalka Beljium waxaa ku soo dhamaaday shir looga hadlayey xuquuqda Aadanaha, waxaa lagu casumay xubno ka socda baarlamanka Soomaaliya.

Wararkii ugu dambeeyey weerarka Hotel Ambasador ee Muqdisho
“Waxaad qarsato waa ku qarsadaan” Dr. Dhagawayne, agaasimaha PAC oo baaq u diray dadka la nool HIV-AIDS.
Al-shabaab oo guulo ka sheegtay dagaalo dhacay toddobaadkan iyo AMISOM oo iyana war soo saaray

Brussels, November 8, 2013 – Magaalada Brussels ee dalka Beljium waxaa ku soo dhamaaday shir looga hadlayey xuquuqda Aadanaha, waxaa lagu casumay xubno ka socda baarlamanka Soomaaliya.

Xubnaha ka socda Soomaaliya ee shirka ka qayb-galay, waxaa hugaaminayey gudoomiye ku xigeenka baarlamanka Soomaaliya Jeylaani Nuur.

?Muhiimad wayn ayuu noo lahaa, waxaan barannay wax badan, waxaana shirka lagu go?aamiyey in baarlamanka Soomaaliya laga taageero wax badan oo la xiriira xuquuqda aadanaha.? Ayuu yiri mudane ?Bishaar Ugaas Ibraahim oo ka mid ah xubnaha Baarlamanka ee ka qay-galay shirka.

Xubnaha baarlamanka Soomaaliya ka socda ayaa intii ay joogeen magaalada Brussels, waxaa ay la kulmeen? madax ka tirsan hay?ada Amnesty International.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: