Soomaalida Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi Waxaa Xukunta Gabadhaan (Muuqaal)

HomeWararka

Soomaalida Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi Waxaa Xukunta Gabadhaan (Muuqaal)

Jawaahir Maxamed ayaa noqotay gabadhii ugu horeysay ee taliye ka noqota xaafada Soomaalidu degan tahay Islii ee magaaladda Nairobi. Gabadhan oo ah sargaalad utalisa saldhig ciidan ayaa ka sheekeysay qaabka ay usuura gashay iney askariyad heerkan gaartay ka noqoto magaaladda Nairobi iyo caqabadaha ay la kulantay. SAWIRRO https://youtu.be/Q0-ptV4MRAM

Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar oo xadhiga ka jaray Isbitaalka Dagmada Shinniile ee xarunta GobolKa Sitti (Sawirro)
Odayaasha dhaqanka Cadaado oo xaaladda Galmudug Warmurtiyeed ka soo saaray (Akhriso)
Qaybtii 2-aad iyo Gabaygii Nabada iyo Abwaan Cali Food (dhegayso)

Jawaahir Maxamed ayaa noqotay gabadhii ugu horeysay ee taliye ka noqota xaafada Soomaalidu degan tahay Islii ee magaaladda Nairobi.

Gabadhan oo ah sargaalad utalisa saldhig ciidan ayaa ka sheekeysay qaabka ay usuura gashay iney askariyad heerkan gaartay ka noqoto magaaladda Nairobi iyo caqabadaha ay la kulantay.

SAWIRRO

https://youtu.be/Q0-ptV4MRAM

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: