Siyaasiyiin Garoowe Kaga Dhawaaqay Madasha Samatabixinta Puntland (dhegayso)

Siyaasiyiin Garoowe Kaga Dhawaaqay Madasha Samatabixinta Puntland (dhegayso)

Waxaa maanta Garowe shir jaraa’id ku qabtay siyaasiyiin iyo aqoonyahano xilal kaladuwan ka soo qabtay dowladihii dalka soo maray, kuwaas oo ku dhawaaqay madal logu magacdaray “Madasha Samatabixinta Puntland.”

Siyaasiyiinta goobta isugu yimid waxa ay ka hadleen xaalada Puntland ay maanta marayso iyaga oo sheegay in Puntland maanta ay u baahantahay badbaado.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com